DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Qado Sharaf Ku Maamuusay Safiirka Cusub Dawlada Itoobiya Usoo Magacawday Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Qado Sharaf Ku Maamuusay Safiirka Cusub Dawlada Itoobiya Usoo Magacawday Jsl.
January 26, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N)xukuumada Somaliland ayaa munaasibad qado sharaf ah usameeyay safiirka cusub ee dhawaan dawlada itoobiya usoo magacawday somaliland.

Munaasibadan ayaa waxaa kasoo qaybgalay madaxwayne kuxigeenka saylici shir gudoonka golaha wakiilada iyo siyaasiyiin kale

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS