|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Lagu Soo Dhaweeyay Madaar Cigaal Iyo fariin Culus Oo Uu Ukala Diray Madaxwayne Biixi Iyo faysal Cali Waraabe.
January 21, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga mucaridka ah ee wadani Cabdiraxmaan cirro ayaa maanta lagu soo dhaweeyay madaar cigaal ee caasimada hargaysa kadib markii uu mudo ku maqnaa safar shaqo Sidoo kale gudoomiyahaxisbga wadani ayaa ka hadlay mudoย kordhinta golaha wakiilada iyo go,aankii ay qaayeen labada xisbi ee kulmiye iyo ucid Gudoomiye ciro ayaa hanjabaad culus udiray madaxwayne bixi iy faysal caliw waraabeย isagoo sheegay in aay galin karin doorasho labadooda xisbi Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:DAAWO;-Golaha Wakiilada Oo La Horkeenay Xeerka Doorashooyinka Oo Waxka Badal Lagu Sameeyay. "Waxan Layaabay Ragga Intay Mudaharaad Ku Baaqeen Haddana Baxsaday, Ee Naanaysaha kula Baxay Hantidi... ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐ ๐ ๐๐ข๐ฅ๐ ๐ฎ๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐จ๐ ๐ ๐๐๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐: โNinkii Dayacay, Dedaal Iyo Garawsho u Waayay, Ha Imaansado Nas... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
๏ปฟ |