|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Balanqaadkii Madaxwayne Biixi Ee Cadaalada & Laamaha Amniga iyo Isku Eekaanshaha Aragtida Lagu Xidhay Abwaan Cabdiraxmaan Abees
January 22, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa wakhtigii uu ololaha ku jiray balan qaaday hadii ay shacabku codka siiyaan in uu waxka qaban doono arimaha Cadaaladda, isagoo xusay in gaar ahaan meelaha ay kasoo bilaabanto oo ah Booliska iyo Saldhigyada uu diirada saari doono. Hadaba waxaynu dib u milicsan doonaa hadalkii Madaxwayne Muuse Biixi ee wakhtigii ololaha iyo isku Eekaanshaha aragtidii Abwaan Cabdiaraxman Abees Lagu xidhay ee wacyiga ka jira Saldhigyada Somaliland. Halkan hoose ka daawo milicsiga hadalkii Madaxwayne Biixi,muxuuse ka qabtay balanqaadkiisii?. Related posts:Halkan Live Uga Daawo Xaflada Xilwareejinta Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo M... DAAWO;-Xisbiga Kulmiye Oo Aqbalay Musharax Aadan Jaamac Oo Usharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Harg... “Madaxweyne Ficilkaaga Iyo Hadalkaagu Isma Laha, FARMAAJO Ayaad Qol-Madow La Gashay,”Suldaanka Guud ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|