Beesha Bariga Burco oo Madaxwayne Muuse Biixi Ka Dalbatay Inuu La Kulmo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Beesha Bariga Burco oo Madaxwayne Muuse Biixi Ka Dalbatay Inuu La Kulmo
January 8, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa ka hadley kulankii maalintii shalay ahayd Madaxtooyada Somaliland ku dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Waxgaradka Beelaha Garxajis, Isagoona sheegay in ay Madaxweynaha ka dalbanayaan in uu beeshooda la kulmo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS