|
|||||
WAJAALE NEWS
Arrimihii U Danbeeyey Ee Khilaafka Xisbiyada iyo Guddida Dhex-dhexaadinta
January 10, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Waxaa maanta magaalada Hargeysa markale kulan ku yeeshay mauuliyiin ka kala socda Xukuumada, Xisbiga Ucid iyo gudidii dhex-dhaxaadinta ka gashay muranka ku aadan qabsoomida Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka. Kulankan oo ka qabsoomay hotel maansoor ee Hargeysa ayaa masuuliyiinta Xukuumada iyo Xisbiga Ucid ay warbixin ka dhagaysteen gudida dhex-dhexaadinta Xukuumada iyo Xisbiyada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/uao4ceCxE1w Related posts:Halkee Ayuu Ku Danbeeyey Balanqaadkii Madaxweynaha Jsl Hore Usheegay In Lasoo Deynayo Muwaadin Reer ... Daawo : Gabiley Oo Lagu Soo Gaba Gabeeyay Koob Kubada Cagta Ahaa Oo Loogu Magacdaray Abwaan Cabdilaa... Dawladda Somaliland Oo Caalamka U Dirtay Baaq Ku Saabsan Dhibaatada Isreal Ku Hayso Falastiin! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|