|
|||||
WAJAALE NEWS
Arrimihii U Danbeeyey Ee Khilaafka Xisbiyada iyo Guddida Dhex-dhexaadinta
January 10, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Waxaa maanta magaalada Hargeysa markale kulan ku yeeshay mauuliyiin ka kala socda Xukuumada, Xisbiga Ucid iyo gudidii dhex-dhaxaadinta ka gashay muranka ku aadan qabsoomida Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka. Kulankan oo ka qabsoomay hotel maansoor ee Hargeysa ayaa masuuliyiinta Xukuumada iyo Xisbiga Ucid ay warbixin ka dhagaysteen gudida dhex-dhexaadinta Xukuumada iyo Xisbiyada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/uao4ceCxE1w Related posts:Taliye Ku-xigeenka Booliska oo ka hadlay 100 dhalinyaro ah oo Maxkamadaha Gabiley iyo hargeysa Xukum... DAAWO;-Ayax Guuraya Oo Ku Habsaday Beeralayda Gobolka Togdheer Iyo Baaq Ay Udireen Xukuumada Jsl. Daawo:Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland oo ka hadlay xaalada taliyihii saaka lagu toogtay Gabil... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|