Hargeysa (WJN)- Agaasimaha guud ee wasaarada shaqo gelinta arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Maxamed Aadan (Ilkacase) ayaa, maanta shahaadooyin gudoonsiiyay shaqaalaha wasaarada Shaqo Gelinta oo kuwaasoo isug jiray shaqaale dhameeyay tobabar xirfadeed iyo Shaqaalihii ugu fiicnaa sanadkii aynu soo dhaafnay ee 2018-ka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka