Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Shaqo Galinta oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay Shaqaalaha Wasaarada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Shaqo Galinta oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay Shaqaalaha Wasaarada
January 14, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Agaasimaha guud ee wasaarada shaqo gelinta arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Maxamed Aadan (Ilkacase) ayaa, maanta shahaadooyin gudoonsiiyay shaqaalaha wasaarada Shaqo Gelinta oo kuwaasoo isug jiray shaqaale dhameeyay tobabar xirfadeed iyo Shaqaalihii ugu fiicnaa sanadkii aynu soo dhaafnay ee 2018-ka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS