Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha dibedda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), oo booqasho ku maraya dalka Mareykanka, ayaa sheegay inay Somaliland diyaar u tahay dib u bilawga wadahadalkii u dhexeeyey Soomaaliya, isla markaana aanu saamayn taban ku lahayn Somaliland is-beddelka siyaasadeed ee dalalka geeska ka socda wakhtigan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka