Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Soo Afjarida Colaada Dhuumay iyo Taleex | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Soo Afjarida Colaada Dhuumay iyo Taleex
December 9, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali “Koore” ayaa ka hadley qodobadii ka soo baxay shirkii nabadeed ee Jiga jiga ee lagu heshiisiinaayey labadii beelood ee dhawaan ku dagaalamay Koonfurta gobalka Sool, Sidoo kale waxa kaloo uu ka hadley soo afjarida Colaada beelaha Taleex.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS