Hargeysa (WJN)- Badhasaabka gobolka Salal Mawliid Maxamed Cabdi ayaa markii ugu horeysay ka hadley sababta Xabsiga loogu taxaabay Saraakiil Ciidan iyo masuuliyiin kale oo ka hawl galayay magaalada Lowyacado.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka