Kulan Hargeysa ku dhex-maray Wasiiro Ka Tirsan Xukuumda Somaliland iyo Wefti Oromo Ah iyo Waxay Ka Wadahadleen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kulan Hargeysa ku dhex-maray Wasiiro Ka Tirsan Xukuumda Somaliland iyo Wefti Oromo Ah iyo Waxay Ka Wadahadleen
December 16, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa(WJN)- Wasiirro iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan dawladda Somaliland, Madaxda Rugta Ganacsigaiyo Xubno ka tirsan Cuqaasha Somailand, ayaa kulan la yeeshay Wefti Cuqaal iyo Ganacsato isugu jirta oo ka socda Qoomiyadda dalka Itoobiya ugu badan ee Oromada oo shalay lagu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa.

Wasiirrada arrimaha gudaha, Ganacsiga iyo Xubno kale ayaa la kulmay Weftiga, waxaana Warbaahinta lahadlay Wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed iyo Caaqil ku hadlayeyAfka Weftiga Oromiya oo labadooduba faah-faahiyey xidhiidhka dhaqan, dhaqaale iyo ganacsi iyo mid siyaasadeed ee ka dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya, gaarahaan Somaliland iyo Qoomiyadda Oromada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS