Xisbiyada Mucaaridka iyo Xukuumada oo Kulmay iyo Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Mucaaridka iyo Xukuumada oo Kulmay iyo Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen
December 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Waxaa maaanta magaalada Hargeysa gaar ahaan Hotel Ambasador kulan balaadhan ku yeeshay masuuliyiinta Xisbigayada mucaaridka Somaliland iyo Xukuumada.

Kulankan ayaa labada dhinac waxa ay kaga wada hadlayeen qabsoomida doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka, Iyadoo masuuliyiinta xukuumada ka socota uu hor kacayay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Halka labada xisbi mucaarid ay hor kacayeen Khadar Xuseen Cabdi oo ah xoghayaha Xisbiga Waddani iyo Cabdinaasir Buuni oo ah Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga Ucid.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS