|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Mucaaridka oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Cashuuraha Lagu Soo Rogay Warbaahinta
December 26, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xisbiyada mucaaridka Somaliland ayaa ganafka ku dhuftay cashuuro wasaarada Warfaafintu ku soo rogtay Warbaahinta madaxabanaan ee ka hawl gasha gudaha dalka Somaliland. Xoghayaha warfaafinta ee Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Yuusuf Kayse Cabdilaahi iyo Marwo Faadumo Siciid oo ka mid ah Siyaasiyiinta sar sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay in lacagtaasi lagu soo rogay warbaahinta aanay ahayn mid sharci ah, iyagoona arrintaasi ku tilmaamay mid siyaasadaysan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Dalka Ku Soo Guryo Noqday Kana Hadlay Aqalka Sare Ee Loo Samaynayo... Waa Sharci Daro Ninka Xalay lagu xidhay Cirro ayaa Meheradaad ka shaaheeyay Xildhibaan Timo-jilic. Muj.Cali Guray Oo Fashiliyay Sirtii Ugu Waynayd Sheegayna In Isaga Iyo Jamaal La Kulmeen Hagaanka Ku... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|