Xisbiyada Mucaaridka oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Cashuuraha Lagu Soo Rogay Warbaahinta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Mucaaridka oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Cashuuraha Lagu Soo Rogay Warbaahinta
December 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xisbiyada mucaaridka Somaliland ayaa ganafka ku dhuftay cashuuro wasaarada Warfaafintu ku soo rogtay Warbaahinta madaxabanaan ee ka hawl gasha gudaha dalka Somaliland.

Xoghayaha warfaafinta ee Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Yuusuf Kayse Cabdilaahi iyo Marwo Faadumo Siciid oo ka mid ah Siyaasiyiinta sar sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay in lacagtaasi lagu soo rogay warbaahinta aanay ahayn mid sharci ah, iyagoona arrintaasi ku tilmaamay mid siyaasadaysan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS