Xisbiyada Mucaaridka Iyo Xukuumada Jsl Oo Mar Kale Kulmay Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Mucaaridka Iyo Xukuumada Jsl Oo Mar Kale Kulmay Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
December 30, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Iyo xukuumada ayaa mar kale yeeshay kulan albaabadu uxidhan yihiin.

Kulan ayaa waxaa goob joog ahaa gudoomiyayaasha xisbiyada Ucid Iyo Wadani iyo sidoo  kale Madaxwayne kuxigeenka somaliland oo isagu Matalayay xukuumada iyo xisbigeeda kulmiye.

Halkan ka Daawo Warbixin Laga Diyaariyay Kulan Iyo Qodobada Ay Kaga Wada Hadleen,

COMMENTS
LINKS