Xisbiga Waddani oo Dhaliiley Hab-dhismeedka Xukuumada Madaxweyne Biixi, Sheegayna In Ay Istaageen Hawlihii Shaqo Ee Madaarka Cigaal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani oo Dhaliiley Hab-dhismeedka Xukuumada Madaxweyne Biixi, Sheegayna In Ay Istaageen Hawlihii Shaqo Ee Madaarka Cigaal
December 15, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xoghayaha duulista iyo Hawada ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Nuuradiin Ibraahim Aw Cabdi (Diini) ayaa si adag u dhaliilay hab dhismeedka Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi.

Sidoo kale Xoghaye Nuuradiin Diini ayaa sheegay in ay istaageen hawlihii shaqo ee garoonka Diyaarada Hargeysa ee Cigaal, Islamarkaana uu hoos u dhacay dhaqaalihii iyo dakhligii xukuumada uga soo xaroon jiray.

Dhinaca kale mar uu ka hadlayay mudada halka sano ee Madaxweyne Muuse Biixi talada dalka hayay ayaa waxaa uu sheegay in aanay jirin wax hurumara oo uu halkaa sano dalka u qabtay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS