Xisbiga Ucid oo Ka Hadlay Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Waaxda Garsoorka iyo Ciidamada Booliska Gobolka Saraar | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid oo Ka Hadlay Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Waaxda Garsoorka iyo Ciidamada Booliska Gobolka Saraar
December 7, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee UCID Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa si adag uga hadlay khilaaf hor leh oo soo kala dhex galay waaxda Garsoorka iyo ciidamada Booliska Gobalka Saraar.

Dhinaca kale Xoghaye Yuusuf Kayse ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Ucid Jiir Cali Madoobe oo tilmaamay in xisbiyada mucaaridku qayb ka yihiin dib u dhaca Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS