“Xisbiga Kulmiye Waxuu Isu Bedelay Xisbigii Hanti Wadaaga Kacaanka Soomaaliyeed Ee Siyaad Bare Xukumayay”.Siyaasi Cismaan Kujaare | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xisbiga Kulmiye Waxuu Isu Bedelay Xisbigii Hanti Wadaaga Kacaanka Soomaaliyeed Ee Siyaad Bare Xukumayay”.Siyaasi Cismaan Kujaare
December 25, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cismaan Kujare oo ka mid ah xubnihii siyaasiyiinta ahaa ee maalintii shalay xisbiga Kulmiye ka caydhiyay Xisbigaasi ayaa si adag uga hadley xilka qaadista lagu sameeyay, Isagoona sheegay in Xisbiga Kulmiye isku bedelay Xisbigii Hantiwadaaga Kacaanka Soomaaliyeed ee uu xukumayay Maxamed Siyaad Bare.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS