Hargeysa (WJN)- Guddoomiye ku xigeenka xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere ayaa ka hadley kulan is afgarad ah oo dhexmaray Xisbiyada mucaaridka Somaliland iyo Xukuumada oo ku aadanaa qabsoomida Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka