Xildhibaanada Gollaha Wakiiladda oo Dood Adag Ka Yeeshay Odoroska Miisaaniyad Sanadeedka 2019-Ka
December 25, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (WJN)- Fadhi ay saaka yeesheen Xildhibaanada golaha Wakiilada Somaliland, ayaa waxa ay dood adag kaga yeesheen Odorooska Miisaaniyada 2019-ka oo ay wasaarada Maaliyadu u soo gudbisay dhawaan.
Dhinaca kale Xildhibaanadan dooda dhiibtay ayaa qaar kood ku taliyeen in lagu noqdo Odorooska Miisaaniyada, Halka ay Xildhibaano kalena soo dhaweeyeen.