Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka mida mdanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa fariin adag u diray murashaxiinta Madaxweyne ee Maamulka goboleedka Puntland ee ololaha kawada magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, Isagoona xukuumada ugu baaqay inay talaabo ka qaado.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka