|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Somaliland oo Soo Gabagabeysay Shirka Kahortaga Tacadiyada Haweenka
December 11, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Shaqada arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Hinda Jaamac Gaaniayaa soo gabagabysay shirka kahortaga ka dhanka ah tacadiyada Haweenka. Shirkan oo ka qabsoomay Hoteel Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiirka wasaarada Shaqo Gelinta, Wasiir ku xigeenka wasaarada Xanaanada Xoolaha, Ergayga wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya, Haween iyo marti sharafkale. Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:War Deg-Dega-Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu Hoggaaminaayo Oo Caawa Fiidkii Diyaarad Khaasa ka ... DAAWO; Muj farxaan faacuul Oo Si Adag Uga Hadlay Lixda Goobood Ee Lagu Muransan Yahay In Diwaangal... Daawo:Xisbiga Mucaaradka ah Ee Wadani Oo Eedaymo Culus U Laqimay Xukuumada Iyo Xisbigeega Kulmiye Ka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|