Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud Dhulka iyo Guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale (Qambi), ayaa ka hadley banaanbax lagaga soo horjeedo oo ay dhigeen qaar ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaalada Berbera.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka