Wasiirka Arimaha Dibeda Somaliland Oo Ka Warbixiyay Kulamo Uu Layeeshey Dawlada Mareykanka Iyo Madaxda Hayada Qaramada Midoobey | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Dibeda Somaliland Oo Ka Warbixiyay Kulamo Uu Layeeshey Dawlada Mareykanka Iyo Madaxda Hayada Qaramada Midoobey
December 13, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Wasiirka wasaarada arimaha dibada somaliland Yaasiin Maxamuud xiir faratoon oo ku sugan dalka maraykanka ayaa ka warbixiyay kulamo kala duwan oo uu layeeshay masuuliyiin ka tirsan dawlada Maraykanka,Madaxda Haayada Qaramada midoobay iyo sidoo kale shirkado kamida sharaa,iga maraykanka.

HALKAN KA DAAWOMUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS