War Deg Deg Ah: Xisbiga Kulmiye oo Xilkii Ka Qaaday Siyaasiyiin Miisaan Culus
December 24, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (WJN)- Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa goor dhawayd xisbigaasi ka caydhiyay sadex Siyaasi oo ka tirsanaa golaha dhexe ee Xisbigaasi.
Waraaq qoraal ah oo ka soo baxday xafiiska Xisbiga Kulmiye oo ku saxeexan yahay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee xisbigaasi Axmed Cabdi Dheere ayaa lagu sheegay in xisbigaasi laga saaray saddex maasuul oo ka tirsanaa Xisbiga.
Halkan hoose ka akhriso warqada ka soo baxday xisbiga Kulmiye