|
|||||
WAJAALE NEWS
Waa Kuma Hogaamiyaha Leh Astaamaha Hogaamineed Ee Qormadan Ku Xusan! W/Q Nimcaan Cadaani.
December 23, 2018 - Written by Editor:Hogaan maraka aad isku daydo inaad si cilmiyaysan uu Qeexdo kalmedaasa waxay kula xulaysa badweyn si ayanu isku dul taagno tirabtiisa dhabta ah waxaynu odhan karanaa waxa weeye ‘’hogaan’’ Waa qofkasta oo saameyan buuxda ku yeesha koox dad ah iyagoo ku qoto dheer si loo gaadho bartilmaameed la unkay ama la yagleelay. Hogaan waxa lagu tibaaxa waa qofka qabta shayadda saxda ah waa tiraabtii Professor Warren G. Bennis Hadab maqalkayagna waxaan dhinacyo baddan isku dul taagi doona ama aan si mug iyo miisan leh ugu bal baladhin doona hogaanka iyo hogaaminta saxda ah ee dunida guudkeeda lagag dhaqamo. Hadab hogaaminta waa laf dhabrta nolasha si qofku uu yeesho hadaf wuxuu uu baahanyhay inuu hello hogaamin toosan ‘’effective leadership’’. Si koox dad ahi uga wadda shaqyso madal ama company waxay uu baahanyihiin hogaamin si loogu kal jihaysnaado waxa qabdada loo qaybsanhayy. Si loo helo hogaamin toosan waxayaabhah loo bahanyahay waxa ka midd ah inuu leeyahay awoodah niyad dhisda isla markaanoo uu habeyna karaa hanaan ayy bulashadaasi ku gaadheyso bartilmaameed ay iyagu iskood uu sameyteen. Hogaamiyaha toosani wuxuu uu xaqa soora ama si caddaaladi ku dheehanathay uu kal hagaa bulashda ama uumadda uu hormuudka uu yahay. Astaamah lagu yaqaano maamulka hananakisa shaqo toosan yahay waxa ka midd ah wuxuu la tashadda bulashada wuxuu tallo iyo tuasaale kula noqodaa maamulah saxda ahi bulashda uu maamulayo, Hogaamiye waa ruux kasta ama qofkasta oo yagleela bartilmaamed quman oo hore loogu socnaayo si loo gaadho goob ama madal lagu badhaadho. isgoo dhegaysata talooyinka ayy uu soo jeediyaan ummadsi, waxayaabah kale ee lagu yaqaano maamulka toosan waxa ka midd ikhtirraacida ‘’creativety’’. inuu sameeyo waxayabo farro baddan oo uumada horumar ku gaadhsiinayo, waxa ka midd ah yool ‘’ ambition’’ oo noqonaysaa bartilmaamed lagu hamiyayayo si loo gaadho riyo waanu xaqiijiyaa Hogaanka saxda ahi himaladasa haduu awood uu leeayhay inuu ka midho dhaliyo yoolkiisa. Waxa kale oo ka midd Haddaf ‘’vision’’ oo noqonaysa meel loo jeedo ama loo socdo waxay ku soo dhowdhowdahay yoolka oo kale oo ka midd astaamah lagu yaqaano Hogaanka toosan inuu leeyayahy qorshe ‘’plan’’ taaso bulashda ku jihaynsaa gooba barwaaqo ah. Waxaan akhristow Qoraalkaygan kooban ku soo afmeeryaa si bulashdu uu noqoto midd toosan waa in ay maqaasha jihada suuban ee Hogaanka saxxda ahi uu jihanayo Gabbaygani wuxuu tusaale uu yahay hogaan xumida waxaan tiriyay Abwaan Hadraawi waa tix Yaroo ka mid ah Ninkii ballan Qaad Shucuubtiisa iyo dadkiisa uu sameeyay hadan kaga baxay. Ka baaqday xilkaad u dhiibtay Ka baydhay ujeedadaada Ku boobay adoo sabool ah Ku wiirsaday baaba’aaga Adoo bogan waayey taada Ninkii u buseelay raaxo Huwaday bulbushii libaaxa Buruudkiyo shaashka qaatay U booday cirkaa dusheenna Bilkeeday laboontidiisa Buurtuu koray waarin mayso Heddiisana baajin mayso Kub iyo bawduu ka jabi Waxaan ku soo afmerya tixdaa hadrawi qoralkaygii kooban Qalinkii: Nimcaan cadaani Hussein Candidate of Master of Science in Project Management (M.S.P.M.) Geopolitics analyst free Author Bachelor science of public health Cadaani123@gmail.com Hargiesa Somaliland Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|