Ururka Solja oo Ka Hadley Cashuuro Xad-dhaafa oo Xukuumadu Ku Soo Rogtay Warbaahinta Madaxabanaan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ururka Solja oo Ka Hadley Cashuuro Xad-dhaafa oo Xukuumadu Ku Soo Rogtay Warbaahinta Madaxabanaan
December 24, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha ururka Suxufiyiinta Somalilad ee Solja Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa si adag uga hadlay cashuuro ay Xukuumadu ay dul dhigtay warbaahinta madaxa banaan ee ka hawlgaasha Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS