Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland oo Hargeysa Ka Furtay Shirweynaha Qaran Ee Ilaalinta Xuquuqda Caruurta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland oo Hargeysa Ka Furtay Shirweynaha Qaran Ee Ilaalinta Xuquuqda Caruurta
December 8, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Shirweynaha Heer Qaran ee Xuquuqda Carruurta Somaliland, ayaa maanta ka furmay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa.

Kulankan oo ay soo qaban-qaabsay Wasaarada shaqo gelinta arrimaha Bulshada iyo Qoyska oo soconaya mudo labo cisho ah, ayaa waxa ka soo qayb galay  Wasiirada wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Cadaalada, Ciyaaraha, Wasiir ku xigeenka arrimaha Gudaha, Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska, Taliyaha ciidamada Laanta Socdaalka, Xildhibaano iyo masuuliyiin ka socda xarumaha lagu xanaaneeyo Caruurta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS