Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada shaqo gelinta iyo arrimaha Hindi Jaamac Gaani ayaa maanta soo xidhay shir balaadhan oo looga hadlayay ilaalinta xaquuqda Caruurta oo mudo labo cisho ah ka socday magaalada Hargeysa.
Halkan hoose ka daawo muuqalka