|
|||||
WAJAALE NEWS
Shir Lagaga Hadlayay Sidii Soomaalidu Uga Faa’idaysan Lahayd Isbedelka Geeska Africa oo Ka Furmay Jabuuti
December 16, 2018 - Written by Reporter:Djibouti (WJN)- Waxaa magaalada Jabuuti maanta ka furmay shir balaadhan oo looga hadlayay sidii Soomaalidu uga faa’idaysan lahayd isbedelka dhinaca Siyaada ee Geeska Afrika. Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Hay”adda HERITAGE ayaa waxa ka soo qayb galay 150 Aqoonyahan oo ka kala socda Dowladaha Somaliland, Soomaaliya, Jabuuti iyo Itoobiya. Ugu horayn Wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha Xuquuqda Aadanaha dalka Jabuuti Muumin Axmed Sheekh oo shirka furay ayaa sheegay inay farxad wayn tahay inay Aqoonyahanka Soomaalidu isugu yimaadaan Jabuuti. Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO; Masuuliyiinta Wargayska Foore Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Eedo Uu Usoo Jeediyay Gudoomi... Sheekh Aadan-Siira Oo Ka Hadlay Shaqsiyaddii Marxuum Suldaan Cumar Sul Maxamed Sul Faarax Oo 40 Sann... "Sannado Ayaan ku Boorinayey Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka Inay Xidhiidh la Yeelato Somalil... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|