|
|||||
WAJAALE NEWS
“Qolyaha Asxaabta Waxaa Gaadhay War Khaldan,Qalabkani Waxa Weeyi Mid Lagula Soconayo Cashuurta Ku Waajibtay Shirkadaha Isgaadhsiinta”Wasiirka Dr Cabdiwali,
December 5, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Wasiirka Wasaarada isgaadhsiinta iyo Technolajiyada Somaliland ayaa ka Warbixiyay Halka Uu marayo qalab casri oo Wasaaradu Waday Sidii loo Rabiki Lahaa. Sidoo kale Wasiirka isgaadhsiinta Dr Cabdiwali Suufi Jibriil ayaa markale sheegay in qalabkani aanu ahayn mid saamayn ku leh bulshada iyo Asxaabta mucaaridka balse uu yahay Qalab lagu Soconayo Cashuurta ku Waajibtay Shirkadaha Isgaadhsiinta. Halkanka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Suldaan Xukuumada Ku Cambaareeyay Inay Sii Hurinayso Xaalada Amni-darada Ah Ee Ka Taagan Degaanka Ca... Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Siyaasiyiin Iyo Waxgarad Reer Hargaysa Ah... “Shacabka Falastiin Waanu Garab Taaganahay, Aqbalimayo In Maatida La Xasuuqo”Wasiirka Diinta Iyo Awq... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|