|
|||||
WAJAALE NEWS
Miisaniyadda 2019-Ka oo La Hor Keenay Golaha Wakiiladda Somaliland
December 22, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta Maaliyada Somaliland dr. Sacad Cali Shire oo maanta hor tagay Xildhibaanada golaha Wakiilada ayaa waxaa uu war bixin ka siiyay miisaan-yad sanadeedka 2019. Halkan hoose ka daawo muuqaalka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|