|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex oo Xukun Sadex Sano Ah Ku Riday Qareen
December 11, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Maxkamada gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta xukun sadex sano ah ku riday Qareen Asad Cilmi Nuur oo ka hawl geli jiray Maxkamadaha dalka. Waxa kale oo ay Maxkamada gobolka Maroodi-jeex Qareenkan ku xukuntay in mudo shan sano ah lagala noqdo ruqsadii qareenimo. Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|