“Magaalada Wajaale Waxay Astaan U Tahay Walaaltinimada Labada Dal”..Madaxweyne Mustafe Cagjar | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Magaalada Wajaale Waxay Astaan U Tahay Walaaltinimada Labada Dal”..Madaxweyne Mustafe Cagjar
December 21, 2018 - Written by Reporter:

Tog Wajaale (WJN)- Madaxweynaha dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed (Cagjar) oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay kulanka ay wado yeesheen Madaxweynaha Somaliland, ayaa waxa uu shaacabka magaalada Wajaale ku amaanay sida ay qiimaha leh ee ay gobonimadu ka muuqato ee ay u soo dhaweeyeen weftigiisa.

Dhinaca kale Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa waxa kale oo uu sheegay in magaalada Wajaale ay astaaan u tahay walaaltinimada labada dal ee Somaliland iyo Dowlad Deegaanka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/cGGX0MTgkCE

COMMENTS
LINKS