Gabiley (WJN)- Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, wefti uu hogaaminayo oo ka soo kicitimay Magaalada Tog Wajaale ayaa xadhiga ka jaray wadooyin cusub oo laga hir geliyay magaalooyinka Gabiley iyo Arabsiyo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka