Madaxweynayaasha Somaliland iyo Dowlad Deegaanka oo Maanta Ku Kulmay Magaalada Tog Wajaale iyo Arrimaha Ay Ka Wada Hadleen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynayaasha Somaliland iyo Dowlad Deegaanka oo Maanta Ku Kulmay Magaalada Tog Wajaale iyo Arrimaha Ay Ka Wada Hadleen
December 21, 2018 - Written by Reporter:

Tog Wajaale (WJN)- Madaxweynayaasha Somaliland iyo dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Muuse Biixi Cabdi iyo Mustafe Muxumed Cagjar ayaa maanta ku kulmay magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale ee Xuduuda Somaliland iyo Itoobiya.

Kulankan ayaa noqonaya kulankii ugu horreeyay ee ay yeeshaan Madaxweynaayasha Somaliland iyo Dowlad Deegaanka tan iyo markii ay xilka qabteen.

Dhinaca kale Labada Madaxweyne ayaa ka arrinsaday xoojinta xidhidhka walaaltinimo ee labada dal, kor u qaadista iskaashiga ku aaddan arrimaha siyaasadda, dhaqaalaha, Ganacsiga, Amniga iyo guud ahaan qadiyadaha wadajirka ah ee ka dhexeeya Somaliland iyo Dowlad deegaanka Soomaalida.

Warkan oo Faah-faahsan Filo Goordhow

WAJAALENEWS DESK

TOG WAJAALE OFFICE

WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS