|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Somaliland Oo Soo Kormeeray Mashruuca Wax Soo Saarka Banka Wajaale Iyo Waxyaabaha Uu Kusoo Arkay.
December 21, 2018 - Written by Editor:TOG WAJAALE (W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, oo ay wehelinayaan Xubno Wasiiro ah ,maamulka heer gobol iyo heer degmo ee gobolka Gabiley, ayaa soo kormeeray mashruuca wax soo saarka beeraha ee banka Wajaale, ![]() Madaxwayne biixi ayaa waxana uu indhihiisa kusoo arkay xaqiiqada rasmiga ah ee ka jirta iyo dalaga kasoo go,ay ee hadhuudh iyo badar kala duwan oo mashruuca ay wasaaradda Beeruhu gacanta ku hayso ee Banka Wajaale. ![]() HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Markasta oo Doorashadu Sii Fogaato, Waxay Keenaysaa In Dadku Sii Kala Fogaadaan”.Sheekh Aadan-Siiro Xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada jsl Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Jabhada Buurta Gacan Libaax... Wakiilada Maraykanka, Ingiriiska Iyo Midawga Yurub Ee Somalia Oo Ku Baaqay In Ciidamada Deg-deg Loog... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|