Tog Wajaale (WJN)- Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay kulankii ay wada yeesheen Madaxweyne Mustafe Cagjar, ayaa waxa uu fariimo kala duwan u diray Shacbiga Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka