Hargeysa (WJN)- Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ayaa maanta hotel Ambasador ee magaalada Hargeysa munaasibad qado sharaf ah ugu sameeyay Madax-dhaqameed iyo Ganacsato ka socday kilidhka Qowmiyada Oromada oo ku sugnaa Hargeysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka