Hargeysa (WJN)- Ugaas Muxumed Xuseen Cismaan oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay dagaal beeleedyada dhawaanahan ka dhacayay deegaanada Tuli-guuleed iyo Jinacsani, Isagoona dowlada Itoobiya ugu baaqay inay waxka qabato Colaadahaasi soo noq noqonaya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka