Maamulka Degmada Tog Wajaale oo Eedaymo Culus Loo Jeediyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Degmada Tog Wajaale oo Eedaymo Culus Loo Jeediyay
December 14, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Jiif Caaqil Cambe oo ka mid ah Madax-dhaqameedka magaalada Gabiley ayaa dhaliilo xoogan u soo jeediyay maamulka magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale, Isagoona ku eedeeyay in shacabka magaaladaasi ay ku hayaan dhibaato joogta ah oo aanay magaaladaasii ka fulin horumar la taaban karo, Islamarkaana ay ku foogan yihiin hagar daamaynta bulshadaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS