Hargeysa (WJN)- Kooxda muwaadiniinta Xorta ah ee Dankaal oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa, ayaa soo bandhigay doorkii ay ku lahaayeen xalinta khilaafkii Xisbiyada qaranka Somaliland eeku aadanaa dib u dhaca Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka