Haayada Amoud Foundation Oo Deeq Xoolo Ah Gaadhsiisay Degaanka Yuubalkeen Ee Degmada Baki | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haayada Amoud Foundation Oo Deeq Xoolo Ah Gaadhsiisay Degaanka Yuubalkeen Ee Degmada Baki
December 7, 2018 - Written by Wariye:

amoudHargeisa(WJN):-Masuuliyiinta hayada Amoud Foundation ayaa deeq xoolo ah gaadhsiiyay dadkii ay xooluhu ka bexeen wakhtigii abaraha baahsani ay soo mareen deegaanada somaliland
Abaarihii kala duwanaa ayaa saamayn dhaqaale iyo mid xooloba ku reebtay dadkii ku noolaa deegaanada miyiga somaliland

 


Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:AKadir Habbane

COMMENTS
LINKS