Gudoomiyaha Gobolka Togdheer oo U Jawaabay Xisbiga Wadani, Muxuuse Ka Yidhi Magaca Walaaleeye | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Gobolka Togdheer oo U Jawaabay Xisbiga Wadani, Muxuuse Ka Yidhi Magaca Walaaleeye
December 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi ayaa jawaab adag ka bixiyay eedaymo uga yimi xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa ka hadley naanaysta Walaaleeye oo lagu xanto.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS