Golaha Guurtida Somaliland oo Amray In La Gubo Buugii Uu Qoray Wasiir Guri Barwaaqo
December 22, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (WJN)- Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey islamarkaana amray in la gubo buugii muranka badan dhaliyay ee uu qoray Wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo.