|
|||||
WAJAALE NEWS
Go’aamo Laga Soo Saaray Muranka Dhulka Ee Gobolka Sool
December 29, 2018 - Written by Reporter:Laascaanood (WJN)- Gudida nabad geliyada gobolka Sool, ayaa maanta go,aamo ka soo saaray murankii dhulka ee magaalada Laascaanood oo sababay khaasare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Taliyaha booliska qaybta gobolka Sool Gaashaanle dhexe Saleebaan Ducaale Warsame, ayaa sheegay in go,aamo adag laga gaadhay muranka dhulka iyo dagaalka dhulka. Dhinaca kale Guddoomiyaha gobolka Sool Cabdirashiid Xuseen Carab (Gargaar), ayaa ku dhawaaqay in mudo 8 bilood ah ay hakiyeen dhismaha dhulalka lagu muransan yahay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO; Munaasibada Shaacinta Murashax Eng Cabdilaahi Ubax Ee Golaha Deegaanka Maroodi Jeex Oo Lagu ... Sheekh Dirir Oo Umada Muslimiinta ah Ugu Baaqay In Ay Ka Qayb qaataan Dhismaha Masjidka Shamsudiin... Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Shaacisay Maalinta La Dhaarinayo Iyo Kalfadhiga Doorashada Maayarada Dalk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|