Faysal Cali Waraabe oo Sheegay In Aanay Sharci Ahayn Cashuuraha Lagu Soo Rogay Warbaahinta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Faysal Cali Waraabe oo Sheegay In Aanay Sharci Ahayn Cashuuraha Lagu Soo Rogay Warbaahinta
December 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid  Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa sharci daro ku tilmaamay cashuuro ay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ku soo rogtay warbaahinta madaxabanaan ee ka hawl gasha dalka, Isagoona Xukuumada ugu baaqay inay warbaahinta burburin.

 

Halkan hoose ka dhagayso waraysiga

COMMENTS
LINKS