Djibouti (WJN)- Mareeyaha dekedaha iyo goobaha ka caagan cashuuraadka ee dalka Jabuuti Abubakar Cumar Xadi ayaaa sheegay in wadamo badan oo leh dekedo caalami ah ay caawiso dowlada Jabuuti maadaama ay Jabuuti ay tahay marsada ugu wayn Afrika.
Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan;