|
|||||
WAJAALE NEWS
Dab Khasaare Hantiyeed Gaystay oo Ka Kacay Guri Ku Yaala Magaalada Ceerigaabo
December 28, 2018 - Written by Reporter:Ceerigaabo (WJN)- Dab xoogan oo gaystay khaasare ba,an oo hantiyeed ayaa maanta ka kacay guri ku yaala xaafadii hore ee Saylada ee Magaalada Ceerigaabo. Dhinaca kale Dabkan ayaa waxaa sababay soodh ka dhashay guriga dhexdiisa, waxaana daminta dabkaasi ka qayb qaatay Booyado ay leeyihiin dad shacab ahi iyo dadka ku hareeraysan gurigaasi, Iyadoo ay dadka ku dhaqan Xaafadaasi ay sheegeen in aanay Xukuumadu soo gaadhsiin wax dab-demis ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo isla gartay in la dar-dargeliyo Qorshaha lagu Raadinayo Naba... Qareenka Udoodaya Duuliye Fu,aad Oo Sheegay In Xukuumada Jabuuti Qasab Kaga Soo Duubtay Muuqaal Ay K... Xoghayaha Qaramada Midoobey Oo Sheegay In Dib U Dhaca Doorashadu Nusqaamisay Kalsoonidii Lagu Qabay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|